Somali - I Am Vision for 2030

Sheekadeena

Aragtida 2030 waa aragti la xiriirta baahiyaha hada ka jira bulshadeena.

wacyigelinta ahaa wuxuu horseeday nusqaamo xagga sinaanta ah, sidaas darteed waxaan dib uga fikirnay dhammaan qaabkeena aan wax u qabanayney si aan usoo jiidanayo arday tababar ahaan u shaqeynayo oo matalo degmada dugsigeenaz. Dib ayaan u habaynay warqadeeni si ay u noqoto mid soo jiidasho u leh ardayda. Waxaan wacnay maamulayaasha dugsiyada iyo la'taliyaasha dugsiyada si aan isugu dubaridno in si toos ah loola xiriiro ardayda. Waxaan balaarinay wacyigelinteena waxaana booqanay 7 dugsi sare oo aan si fiican loo matalin marki ay ahayd xiliga qadada waxaana si toos ah ula hadalnay ardayda (ku waasi oo aan markii hore ka warqabin fursada). Natiijadii dadaalladaas ula kaca ahaa waxay ahayd koox musharax oo badan oo ay ku jiraan in ka badan 500 oo arday waxayna mataleysay kooxda ardaydeena oo aadka u kala duwan.

Maadaama uu dhamaaday Aragtida 2020, waxaan ogeyn in la joogo in la joogey waqti dib loo qiimeyn lahaa aragtida tobanka sanno ee cusub. Waxaan 2019 bilownay geedi-socod qayb-qaadasho uu hakiyay cudurkii faafayay, waxaana hada dib ula hawlgalnay bulshadeena si aan u uruurino cod ku darsi loogu talagalay Aragtida 2030. Aragtida 2030 waa aragti la xiriirta baahiyaha hada ka jira bulshadeena - waxaa sameeyay iyo qeexay la-hawlgalyaasheena wax barashada. Marki aan bilownay geedi-socodkan, waan ogeyn inaan rabnay inay ardayda u ahaadaan dhexda marka waxay shaqadaan u baahnayd inay ahaato mid ay hogaamiyaan ardayda waxaana rabnay koox musharaxiin oo matalo tirakoobka goob kasta iyo degmada dugsiga oo dhan. Dadaalkayagii hore ee

Hand-Drawing Samantha Gonzalez Twelfth Grade - Crawford High

Wondrous World Laura Low Seventh Grade - Muirlands Middle

1 / Waxaan Ahay Aragtida ee loogu talagalay 2030

Made with FlippingBook - professional solution for displaying marketing and sales documents online