Somali - I Am Vision for 2030

Qalin-jebinta iyo dalabaadka kale dartood, marki waqti laga soo wareegay waxay kooxda tababaranaayo u wareegtay koox arday tababaranaayo oo muhiim ah oo tiradooda ah 8, kuwaas oo bilaabay mashruuca oona sii wadey ilaa Gu'ga 2023. Kooxdan ardayda dugsiga sare waxay ka qaybqaateen qaabaynta sida loo ururiyo cod ku darsiga bulshada, fududaynta fadhiyada cod ku darsiga , baaritaanka xogta, qorista astaanta, iyo qabashada aqoon-isweydaarsiyo. Waa kuwaan hoggaamiyeyaasha da'da yar ee hagey shaqadan talaabo kasta oo la qaatey. Ee Muhiimka Ah Kooxda Ardayda Tababaranaayo Waa kuwaan hoggaamiyeyaasha da'da yar ee hagey shaqadan talaabo kasta oo la qaatey.

3 / Waxaan Ahay Aragtida ee loogu talagalay 2030

Made with FlippingBook - professional solution for displaying marketing and sales documents online